πŸ‡ΈπŸ‡΄ Mogadishu Civic Tech

Nadiifi Magaaladaada,
Hagaaji Mustaqbalka.

Qashin Alert waa madal lagu soo sheego wasakhda iyo dhibaatooyinka bulshada. Soo qaad sawir, dooro degmada, oo noqo mid ka mid ah kuwa isbedelka keena.

πŸ“‹
2
Total Reports
πŸ“
2
Degmooyin
βœ…
1
La Xaliyay

Sidee u shaqeysaa?

πŸ“Έ

1. Sawir Ka Qaad

Ka qaad sawir cad oo muujinaya meesha wasakhda ah

πŸ“

2. Xogta mesha gali

Dooro degmada iyo xaafadda ay dhibaatadu ka jirto

✨

3. Kadib submit dheh

Soo dir mesha qashinka yaalo si loo qaado tallaabo degdeg ah

Reports ugu Danbeyay

+ Gali mid cusub β†’
Report Photo
medium
✨ Kale Jan 17, 2026

wasaq saaid ah aya ka muuqda mesha wax hlaga qabto

πŸ“
Shangani
suuqa
🧹

Magaalada adiga ayaa isbedel ka samayn kara

Hal Meel qashin yaalo oo aad soo dirto waxay horseedi kartaa ficil dhab ah. Nagu caawi inaan magaalada nadiif ka dhigno.

πŸš€ Soo Sawir melah qashinka yaalo
🧹
Install Qashin Alert
App-ka ku rakib telefoonkaaga